Cali Guudlaawe oo arrin culus ku wargeliyey Taliyaha Sector five ee Ciidanka ATMIS (Sawirro)

Madaxweynaha Hirshabelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta kulan kula qaatay degmada Balcad ee gobolka Sh/dhexe Taliyaha sector five ee Ciidamada ATMIS Cali Guudlaawe ayaa Taliyaha faray iney u diyaar garoobaan howlgalo ka dhan ah al-shabaab oo ka bilaabanaya gobolka Sh/dhexe. Kulankan oo uu qeyb ka ahaa Gudoomiyaha Maamulka Degmada Balcad ayaa sidoo looga hadlay  amaanka … Continue reading Cali Guudlaawe oo arrin culus ku wargeliyey Taliyaha Sector five ee Ciidanka ATMIS (Sawirro)